noolashaan aad u jeedid sideedaba wax yaabo badan ayay ku dhisan tahay ha ahaado jaceyl ama ha ahaado caanshaq dunidaan aad u jeedid sideedaba ashyaa fara badan ayaa ku keydsan qiso ay ka bilaawanayso farxad ay na ku dhamaanayso fikir iyo cidlo hadaan ahaan lahaay dadkaan arintaan ku dhacday dad aan la joogo waan garab siinlahaay waxan u noolahay jaceylka inaan dadka baro aan u micneeyo faaidada u leeyahay aan tusiyo maalin ay tahay bisha 23/03/2011m 16/04/1432h ayaa anigo ah axmed sh muqtaar u baahan inuu idiinka sheekeeyo (2waalid jaceylka dhaxmaray xaaladaha femalkeyga nolasho siday hore eheyd iyo hada siday noqotay qofta ugu horeysay aan nolasho ka jeclaado bur buritaan gurigeyna kala naceybkii dhaxmaray aniga iyo walaalahayga)